kulanka maanta ay yeelan doonaan Baarlamaanka galmudug
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Waxaa maanta maanta kulan ku leh xarruuntooda magaalada Dhuusamareeb Baarlamaanka Galmudug, sida ay...
Shirka Wadashiga DF iyo D/goboleedyada oo weli ka socda Muqdisho
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ayaa galay...
Kaniisadaha UK oo kulan duco ah u sameeyey boqorad Elizabeth-da geeiyootay
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Kaniisadaha ku yaalla UK, ayaa waxey qabanayeen kulamo duco ah oo lagu xusayo geerida...
Boqorka cusub oo maanta tacsi ka dhageysanaya baarlamaanka UK
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Afar maalmood ka dib geeridii boqorad Elizabeth, Boqor Charles saddexaad iyo Boqoradda Consort ayaa...
Shirkad soo saartay wershedo yaryar oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, si ay Yurub u hesho laydh jaban oo ku filan
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Xilli ay wadamada Yurub ay la baaxaa degayaan qiimaha sarreeya ee shidaalka iyo laydhka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq ka soo saartay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta XFS ayaa Baaq Nabadeed u dirtay...
Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa Al-shabaab kala lawareegay deegaano dhowr ah oo ku...
Xisbiga midigta fog ee “Sweden Democrats” oo guul weyn ka soo hoyey doorashadii Sweden
Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Doorashadii ka dhacdey dalka Sweden maalintii Axadda ee 11 September ayaa ahayd mid si...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo...
Boqorka cusub oo la kulmaya madaxda ururka Barwaaqo-Sooranka
Axad: 10 Sebtembar 2022 Ilaa iyo hadda lama ogo in boqorka cusub iyo xaaskiisa inay degi doonaa qasriga...