Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo dhiggiisa Sacuudiga kala hadlay iskaashiga labada dal
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maalintii shalay kulan...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka qeyb galay Shirka Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo hoggaaminaya wafti ka kooban...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan gobalka Hiiraan
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB iyo...
Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo la sheegay in afartii ilbiriqi ee kasta hal qof uu gaajo u dhimanayo
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal...
Deegaannada lahaysto ee Ukraine oo lagu qabanayo afti ay Ruushka ugu biirayaan
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Mas’uuliyiinta ay Ruushku baritaaraan ee ku sugan saddex gobol oo Ukraine laga haysto ayaa...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaano katirsan Hiiraan
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6 aad Guutada 16 aad ee Kumaandooska DANAB & Guutada 5...
Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay gobolka Bakool
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Kulan uu soo qaban-qaabiyay Gudoomiyaha Gobolka Bakool, Maxamed Cabdi Tool, ayna ka qaybgaleen Saraakiisha...
Mareykanka oo dacwad kusoo oogay dad ay Soomaali kujiraan oo lagu helay musuq maasuq
Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay...
Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay laba Sharci
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo...
Madaxweynaha Somalia oo ka qeyb galay furitaanka Shirka Golaha Guud ee QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan...