Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka QM oo Maalintii labaad galay
Shirweynaha sanad-laha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii shalay si rasmi ah uga furmay xarunta...
Nin 24 jir ah oo uu ku dhacay cudurka Ebola oo ku dhintay bartamaha Uganda kadib markii saraakiisha caafimaadka ay xaqiijiyeen in cudurka uu ka dillaacay halkaas.
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Nin 24 jir ah oo uu ku dhacay cudurka Ebola ayaa ku dhintay bartamaha...
Siddeed qof oo ay ku jiraan badaariyo ka tirsan Catholic iyo dad kale oo ay qafaashen kooxo gooni u goosed ah oo ka dagaallama koonfur galbeed dalka Cameroon.
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Siddeed qof oo ay ku jiraan badaariyo ka tirsan Catholic iyo dad cibaadeysanayay ayaa...
Al-Shabaab oo laga la wareegay deegaan ay ku lahaayeen maxkamad
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Militeriga Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Booco oo qiyaastii 45 u jira magaalada...
Toddobo meydad ah oo laga soo saaray webiga Yala ee mara galbeedka Kenya
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Toddobo meydad ah ayaa laga soo saaray webiga Yala ee mara galbeedka Kenya halkaas...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan “ Putin wuxuu doonayaa in uu soo afjaro dagaalka
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in uu rumeysan yahay in Madaxweynaha Ruushka...
Hindiya iyo Shiinaha oo mar kale isku qabtay Qaramada Midoobay iyagoo isku khilaafsan dadaallo liiska argagixisada loogu darayo Sajid
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Hindiya iyo Shiinaha ayaa mar kale isku qabtay Qaramada Midoobay iyagoo isku khilaafsan dadaallo...
Magaalada New York oo haatan ka soconaya shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Waxaa magaalada New York haatan ka soconaya shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada...
Maleeshiyaadka TPLF oo Eritrea ku eedaysay inay ku soo duushay
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Afhayeen u hadlay fallaagada Tigray ee TPLF ayaa sheegay in ciidammada dalka dariska ah...
War deg deg ah: Ciidamada Eritrea ‘oo weerar baaxad leh ku qaaday’ Tigray iyo dagaal culus oo socda
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Mas’uuliyiinta gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada dalka deriska la ah ee...