Ku dhawaad 80 qof oo lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay galbeedka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.
Axad: September 25, 2022 Ku dhawaad 80 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleedyo ka dhacay galbeedka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo dhigiisa Mareykanka kala hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shababa
Axad: September 25, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qaatay dhigiisa dalka Mareykanka Joe...
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban ah kaas oo ku dhacay xeebaha bari ee dalkaas
Axad: September 25, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban ah kaas oo ku dhacay xeebaha...
Ciidamada Turkiga oo bilaabay y duqeymo Diyaaradeed ee ka dhanka ah Al-Shabaab Somaliya
Axad: September 25, 2022 Dowladda Turkiga ayaa toos ugu biirtay duqeymaha dhanka cirka ah ee lagu beegsanayo dagaalyahanadda...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ka hadlay xaaladda amniga dalka gaar ahaan howlgalada iyo duulaanka ka dhanka Al-shabaab
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda amniga dalka, gaar...
Maraykanka oo Kuuriyada Waqooyi ugu digay in ay tijaabiso Gantaaladeeda Nukliyeerka
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa Jimcihii sheegay in laga yaabo...
Dhaliyarada gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay Ciidamada ku jira halganka lagula dagaalamaya argagixisada
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka ee...
Madaxweynaha Puntland oo Xilkii ka qaaday Wasiiro uu ka mid yahay wasiirkii maaliyadda Xasan Shire Abgaalow oo gacantiisa midig ahaa
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wareegto uu caawa soo saaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay dhigiisa dalka Suudaan
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada...
Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay Talyaha Nabad Sugida Puntland PSF
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee 23-da...