Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhasahay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay fasal ay ku jireen arday badani oo ku yaallay Afghanistan oo kordhaya

Sabti: OCTOBER 1, 2022 Qarax ismiidaamin ah oo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay fasal ay ku...
QOL ContributorOct 1, 2022Oct 1, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xaaladda abaarta ee Waqooyi Bari Kenya oo kasii dareysa

Sabti: OCTOBER 1, 2022  Abaarta ka jirta dhulka Soomaalida, ayaa saameyn weyn yeelatay, iyadoo gobolka Waqooyi Bari Kenya...
QOL ContributorOct 1, 2022Oct 1, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shirkad laga xaday xogta 10.2 milyan oo ka mida macaamiisheeda iyo FBI-da oo gacan ka siinaysa baadhista

Sabti: OCTOBER 1, 2022  Dawladda Australia ayaa ka codsatay hay’adda dembibaadhista ee Maraykanka ee FBI inay ka gacan...
QOL ContributorOct 1, 2022Oct 1, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Rasaas culus oo laga maqlay caasimadda Burkina Faso

Sabti: OCTOBER 1, 2022 Rasaas xooggan ayaa laga soo sheegayaa caasimadda Burkina Faso ee Ouagadougou, iyadoo ay jiraan...
QOL ContributorOct 1, 2022Oct 1, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo la sheegay in ay dileen 12 ruux oo Ceel ka qodayay gobolka Gedo

Sabti: OCTOBER 1, 2022 Wararka naga soo gaaraya deegaanka Gariley oo ku yaalla Koofurta Gobolka Gedo, ayaa sheegaya...
QOL ContributorOct 1, 2022Oct 1, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shil Gaari oo dhimasho & dhaawac ka soo gaaray Askar katirsan Ciidamada Dowladda oo ka dhacay Balcad

Sabti: OCTOBER 1, 2022 Askar ka tirsan Ciidanka Nabadsugida dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday...
QOL ContributorOct 1, 2022Oct 1, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsan militeriga Burkina Faso oo teleefishinka dowladda kaga dhawaaqay in xilka laga tuuray hoggaamiyihii militeriga ee dalkaas

Sabti: OCTOBER 1, 2022 Sarkaal ka tirsan militeriga Burkina Faso ayaa teleefishinka dowladda kaga dhawaaqay in xilka laga...
QOL ContributorOct 1, 2022Oct 1, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisal Wasaare Xamza “Qof kasta oo lacag siiyay Al-Shabaab, hadaf buu u yahay dowladda

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa ku hanjabay inay dowladdu bartilmaameedsan doonto kuwa...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Waxaa magaalada Bukharest ee Dalka Roomaaniya ka socda shirka Wadamada Xubnaha ka Ah Ururka Isgaarsiinta...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

WHO oo sheegtay in goor dambe la ogaaday cudurka Ebola ee ka dillaacay Uganda

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in cudurka Ebola ee ka dilaacay Uganda...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
315316317318319