Dadki Makkha ku dhintay oo tiradooda korortay.
Muqdisho, 12 September 2015: Cadadka dadkii Muslimiinta ahaa eek u geeriyooday Wiishkii ku dhacay Masjidka Xaramka ee Makkah...
Madaxweynaha oo Boqorka Sacuudiga uga tacsiiyeeyay shilkii ka dhacay magaalada Makkah
Muqdisho, 12 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u direy...
65 qof ayaa ku dhintay masjidka Xaramka
MEKKA | September 11, 2015 – Ugu yaraan lixdan iyo shan qof ayaa ku dhintay masaajidka xaramka ee...
Madaxda Ahlu-sunna oo ka baxday Dhuusamareeb
Muqdisho, 10 September 2015 – Wararka ka imaanaya Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay iskaga baxeen magaalada Dhuusamerrb...
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo Gaalkacyo qado sharaf ugu sameeyey odayaasha dhaqanka qaarkood
Gaalkacyo | QOL | September 2015 | Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla...
Waddooyin loo bixiyay Magacyo ay ka mid yihiin Somali iyo Taleex
Minnesota | September 11, 2015 | Magaalada Minneapolis, gaar ahaan Xaafadaha ay Soomaalidu degen yihiin mid ka mid ah...
Marwada Madaxweynaha “Abwaaniinta door muuqdo ayay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada…”
Muqdisho | September 10, 2015 | Kulankan ay Marwada Madaxweynaha dalka, Marwo Sahro Cumar Xasan u sameysay qaar...
Madaxweyne Gaas oo Kismaayo gaaray
Kismaayo | September 11, 2015 | Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hoggaaminayo...
SHARIIF XASAN: “Askari mushaar la’aan ah oo baahan qori-na loo dhiibay wax walba kafilo”
Baydhabo | September 11, 2015 | Madaxweynaha Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa sheegay inay jiraan Dhibaatooyin badan oo...
Minneapolis Somali Community Targets Terrorist Recruitment
Somali youth gather in Currie Park near the Cedar-Riverside Apartment Complex on June 27, 2011, in Minneapolis. USNews...