Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis is-afgarad ah

Muqdisho, 30 September, 2015: Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku kala saxiixday...
Ali Omar GhediSep 30, 2015Oct 1, 2015
Read More
NEWS in ENGLISHWARARKA MAANTA

Manitoba to give emergency funds for refugee assistance program

|   Sahra Ali Ahmed, her six-year-old son, Amin, and three other refugee claimants had walked for seven hours...
QOL EditorSep 30, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka K/ Galbeed oo tababar u furay ciidan ka qeyb qaata sugidda amniga

Muqdisho, 30 September, 2015: Maamulka Koofurgalbeed ee dalka ayaa sheegay in degmooyin ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool tababaro...
Ali Omar GhediSep 30, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Qatar oo sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya

Muqdisho, 30 September, 2015: Kaaliyaha arrimaha dibadda ee Dalka Qatar Maxamed bin Abdullah Al Rumaihi ayaa sheegay in dowladda...
Ali Omar GhediSep 30, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay baaqa Djibouti

New York, 30 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo...
Ali Omar GhediSep 30, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay saddexdii sanno ee la soo dhaafey guulo waaweyn ka soo hoysey dagaalka ka dhanka ah argagixisada’’

New York, 29 September: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Shir...
Ali Omar GhediSep 30, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”

New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha...
Ali Omar GhediSep 29, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Bankiga horumarinta Africa

Muqdisho, 29 September 2015: Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta...
Ali Omar GhediSep 29, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Safiirka Imaaraadka oo Muqdisho ku feeray mas’uul sare iyo Madax Soomalyeed oo Xaal ka qaatay!

Muqdisho, 29 September 2015: –Dhacdo fool xumo badan, islamarkaana sharaf dhac ku ah madaxbanaanida Soomaaliya, ayaa 27-kii bishan September...
Ali Omar GhediSep 29, 2015Sep 30, 2015
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne

Muqdisho, 29 September 2015: Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga...
Ali Omar GhediSep 29, 2015Sep 30, 2015
Read More
31073108310931103111