Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya qaraxii shaley ka dhacay Balad Weyne iyo meydka aggaasimihii waaxda dhulka ee dowladda hoose oo la helay.
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Magaalada Balad Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa wali waxaa ka socda hawlgal lagu...
Dowladda Uganda oo iska fogeysay qoraallada uu soo dhigay bartiisa Twitter-kawiilka madaxweynaha Dalkaasi oo ahaa duulaan dalka Kenya lagu qaado,
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Dowladda Uganda ayaa iska fogeysay qoraallada uu soo dhigay bartiisa Twitter-kawiilka madaxweynaha. Wasaaradda arrimaha...
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...
Madaxweynaha Uganda wiilkiisa oo laga qaaday xilka kadib Caro ka dhalatay hanjabaad uu u jeediyay Dowlada Kenya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Labo-xiddigle Janaraal, Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa...
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo garay deegaanka Geel-gub si ay uga Qeyb qaataan Dagaalka Alshabaab ee Shabeelada dhexe.
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gaaray deegaanka Geel-gub oo kaabiga ku haya...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN, isagoo ku...
Al Shabaab oo hubeesay Odayaal ay ku sheegtay Beesha Abgaal kuna dhawaaqay Dagaal kuna dhawaaqeen Dagaal lala galo Madaxweyne Xasan shekh
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa kulan ku yeeshay odayaal...
Saddex iyo toban Qof dhalinyaro ah oo dad aan la garaneyn ay ku afduubteen dalka Zambia oo lasoo badbaadiyay bilo kadib markii la waayay.
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Saddex iyo toban gabdhood oo dhalinyaro ah, oo dad aan la garaneyn ay ku...
Wasiirka Macdanta iyo Batroolka oo ka qayb galaya shirka Tamarta iyo todobaadka Batroolka Afrika
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Xil, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay shirka Tamarta...
Wasiirka Maaliyadda oo magaalada Nairobi kula kulmay xubno ka socda saaxiibbada Caalamka ee Soomaaliya .
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah...