WAR DEG DEG AH: Wariye Axmed Xasan Cawke oo geeriyooday
Moqdisho, November 17, 2015 — Waxaa Magaalada Jig-jiga ee Ismaamulka Soomaalida dalka Ethiopia ku geeriyooday, Allah u naxariistee...
VIDEO: Dagaal ka dhacay degaan ka tirsan degmada Dayniile
https://youtu.be/sqPeMltLfJw
Protection for Somali children with new vaccine against deadly disease
Joint Press Release: The Federal Government of Somalia/Gavi, The Vaccine Alliance/ United Nations Children’s Fund (UNICEF) and World...
Wasiirka Haweenka: Waxaa billowday Doodihii Shirka wada tashiga Baydhabo
Moqdisho, November 16, 2015 — Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan Magaalada...
Dagaal qasaare geystey oo ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhex maray meel ku dhow Jamacada Gahayr.
Moqdisho, November 16, 2015 — Sida wararka nagu soo gaarayya, ayaa la sheegayaa in dagaal sababay dhimasho iyo...
Si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka
Moqdisho, November 16, 2015 —Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga...
QM oo si kumeel gaar ah u joojisay qaxootiga Soomaalida ah ee kenya ka soo laabanaya
Moqdisho, November 16, 2015 —Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay ka...
Qaroofey oo Loo Guurinayo Ninkii Maxlali Lahaa
Moqdisho, November 16, 2015 — Qaroofey waa gabar sanweyn oo ay ka muuqato Afrikaanimo, joog qurxoona loo qoray...
Madaxweynaha oo ku baaqay in khilaaf laga ilaaliyo wixii ka soo baxa shirarka madasha wada tashiga
Moqdisho, November 16, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin ku saabsan wada tashiyada dalka laga...
Shirka Wada tashiga ee doorashada 2016 oo ka bilowday Gobollada dalka
Moqdisho, November 16, 2015 — Shirka wada tashiga ee looga arrinsanayo habka doorashada dalka ka dhici karta sanadka...