Odayaasha Gaalkacyo oo ku heshiiyay in la joojiyo dagaalka
Moqdisho, November 23, 2015 — Odayaasha dhaqanka ee Gaalkacyo, ayaa ku heshiiyay in dagalka iyo xiisadaha ka jiro...
Qofki lagu bedeli lahaa Nicholas Kay oo la ogaaday.
Moqdisho, November 23, 2015 — Warar cusub ee soo baxay, ayaa sheegaya in ninka bedeli-doono Nicholas Kay, lagu...
Baarlamaanka oo maanta warbixin ka dhageysanaya Guddigii xuduuda
Moqdisho, November 23, 2015 — Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageysanaya Guddigii dhowaan...
Wasiirka Arimaha Gudaha oo ku baqay in la joojiyo dagaaalka Gaalkacyo
Moqdisho, November 22, 2015 — Wasiirka Arimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen , ayaa ka hadalay,...
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Masar oo geeriyooday
Moqdisho, November 22, 2015 — Safiirkii dowladda Soomaaliya u fadhiyay mudada dheer dalka Masar C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa...
Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay waysey mid ka mid ah tiirarkii aasaaska u ahaa diblomaasiyadda’’
Muqdisho, 22 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi diray shacabka ,qoyska iyo...
TACSI MARXUUM DANJIRE ABDULLAHI HASSAN MOHAMUD
Mogadishu, November 22, 2015 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam...
Haweeney Gowracday Ninkeedii oo xaalad adag ku jirto.
Moqdisho, November 22, 2015 — Gabadha lagu magacaabo Fartuun Xuseen Cusmaan, oo maalmo ka hor ninkeeda ku dishay degmada...