RW Cumar C/rashiid oo Goor-dhow ka degay Cadaado
Moqdisho, November 27, 2015 — Ra’iisul Wasaaraha D F ee Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa mar dhow ka...
Ciidanka Dowlada Shiinaha oo dhoolatus ka sameeyay Biyaha Soomaaliya
Moqdisho, November 27, 2015 — Marki ugu horreysay ayaa Ciidamada Badda ee dalka Shiinaha iyo kuwa gaashaanbuurta NATO...
Labo Askari oo canshuur qaadayaal ah oo lagu dilay Muqdisho.
Moqdisho, November 26, 2015 — Sida warka nagu soo gaaray, koox hubaysan ayaa Maanta ku dilay labo askari...
Ra’iisul Wasaaraha oo Gaalkacyo u tagaya xalinta xiisada Puntland iyo Galmudug
Moqdisho, November 26, 2015 —Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu gaaro magaalada...
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo mar dhow lagu aasay Muqdisho
Moqdisho, November 26, 2015 — Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta Allaha u naxariistee Dr. C/llaahi...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway
Moqdisho, November 26, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee...
Sargaal ka tirsanaa Wasaaradda Amniga Qaranka oo maanta lagu dhaawacay Muqdisho.
Moqdisho, November 25, 2015 — Warar cusub oo iminka naga soo gaaray Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, ayaa...
“Ciidamada Miina baarista Booliska waxay qeyb weyn ka qaataan Sugida Amniga dalka”
Moqdisho, November 25, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu soo bandhigayey...
Shirka Wasiirada Warfaafinta ee Dawladda Federaalka, Dawlad goboleedyada Federaalka iyo Madaxda Warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Dalka
Warmurtiyeedka | Muqdisho 24 – 25 November 2015 | Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo...