Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Shirkadda Golis oo raalli-gelin ka bixisay culays ku yimid adeegga SAHAL

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Shirkadda isgaarsiinta ee Golis ayaa macaamiisheeda ka raalli-gelisay culays ku yimid adeegga SAHAL maalmihii...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Giriiga oo soo saaray digniin cusub sheegay inuu u adeegsado awood milateri dalka Turkiga oo ay sida weyn isu hayaan.

Khamiis: OCTOBER 6, 2022  Giriiga ayaa soo saaray digniin cusub, isaga oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka Uganda oo xaqiijisay geerida shaqaale kale oo caafimaad oo ahaa sarkaal qaabilsan dhanka suuxinta u dhintay cudurka Ebola

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Wasaaradda caafimaadka Uganda, ayaa xaqiijisay geerida shaqaale kale oo caafimaad oo ahaa sarkaal qaabilsan...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ururka Midowga Afrika oo u gudbiyay casuumaad dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigray-ga wada-hadallo nabadeed

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Ururka Midowga Afrika ayaa u gudbiyay casuumaad dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigray-ga wada-hadallo nabadeed,...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ruushka oo uga digay Mareykanka isku dhac dagaal oo toosa uu dhex maro labada dal

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Go’aanka Mareykanka uu ugu dirayo gargaar militari oo dheeri ah dalka Ukraine, ayaa “wuxuu...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Imaaradka Carabta

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Uganda oo raalligelin guud ka siiyay Kenya hadal Twitteka soo dhigay wiilkiisa Kainerugaba Muhoozi

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa raalligelin guud ka siiyay Kenya, isaga oo cafis ku...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka TPLF oo aqbalay wadahadal nabadeed oo ay la gasho dowladda Itoobiya

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Jabhadda Xoreynta Tigray ee TPLF ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Meydadka 15 haween muhaajiriin ah oo laga halay xeebaha Giriigga oo Somali ku jiraan.

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Ilaalada xeebaha Giriigga ayaa Khamiistii sheegay inay soo saareen meydadka 15 qof oo la...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Morocco oo shati siisay beeraleyda si ay u beertaan xashiishka si markii ugu horreysay dalkaas looga dhoofiyo.

Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Beeraleyda ku sugan gobollada al-Hoceima, Chefchaouen iyo Taounate ayaa loo ogolaaday inay beertaan xashiishka...
QOL ContributorOct 6, 2022Oct 6, 2022
Read More
305306307308309