Xukuumadda oo ganacsatada ugu baaqday inay canshuuraha bixiyaan
Muqdisho, November 30, 2015— Ku xigeenka R/wasaaraha xukuumadda, mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed looga baahan...
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Gaalkacyo kula kulmay Madaxweynaha Galmudug
Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay xalinta xiisada ka taagan Gaalkacyo iyo sidii khilaafka Galmudug iyo Puntland loo...
VIDEO: Colaado iyo dagaallo ka taagan degmada Gaalkacyo/gobolka Mudug
https://www.youtube.com/watch?v=f4VCh_qTNXk
Barnaamajka Maritda Mikrofoonka oo lagu wareeysanaayo Jabriil Ibrahim Cbdulle ( CRD )
Muqdisho, November 29, 2015—Waa wareeysi dheer oo ku saabsan Fikradaha Jabriil Cabdulle ” Madaxa CRD “, uu ka qabo...
Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta qaraar muhiim ah ansixiyay.
Muqdisho, November 29, 2015— Xildhibaannada Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay qaraarka dib u eegista dhaqaalaha ku baxay dowladda, 5-tii...
Madaxweynaha Jubbaland oo goor dhow gaaray Garowe
Muqdisho, November 29, 2015— Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) ayaa mar dhow gaaray magaalada...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka D. F. oo furay shirweyne looga hadlayo Manhajka waxbarasho ee dalka
Muqdisho, November 29, 2015— Ra’iisul wasaare ku-xigeenka D F Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay shirweyne heer Qaran...
Wasiirka Gaashaandhiga: “Ciidanka Xoogga dalka qeyb kama ahan dagaalka Gaalkacyo”
Muqdisho, November 29, 2015— Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa beeniyay in ciidamada xoogga dalka ay ku...
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo
Moqdisho, November 28, 2015 — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id...