Dagaal Culus oo ka qarxay Magaalada Kismaayo.
Muqdisho, 3 December 2015: Dagaal xooggan oo an la filaneeyn ee u dhaxeeya Ciidanka Booliska & Daraawiishta Maamulka Jubbaland...
VIDEO: Maxamed Cabdi Afeey oo ka hadlay heshiiskii Gaalkacyo
https://youtu.be/oJtQyeIhx5s
Madaxweye Xasan: Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah…
Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah ee maanta lagu saxiixay Gaalkacyo. Waxaa heshiiskan uu ka tarjumayaa biseylka...
Askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda oo lagu dilay degmada Dharkeenley.
Muqdisho, December 2, 2015 – Koox hubaysan ayaa Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho,ku dilay Askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda...
Madaxweynaha oo tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Xildhiban Saadaq Cabdikariim Maxamed
Muqdisho, 2 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo dhoweysay heshiiski Gaalkacyo
Muqdisho, December 2, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka, ayaa soo dhoweysay heshiiska maanta lagu gaaray magaalada...
Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala saxiixday Gaalkacyo
Gaalkacyo, December 2, 25 – Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed...
Xildhibaan Saadaq C/kariin Maxa’ed oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
Muqdisho, December 2, 2015 – Allah ha u naxariistee, waxaa mar dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Xildhibaan Saadaq C/kariin...
Shir looga hadlayo qaybsiga kheyraadka shidaalka Soomaaliya oo ka furmay Nairobi.
Muqdisho, December 2, 2015 – Wasiirka Batroolka iyo Tamarta ee Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa magaalda Nairobi ka furey...
Itoobiya oo xirtay C/asiis Xasan Cilmi” Aftaag “
Muqdisho, December 2, 2015 – Ciidanka Militariga Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Baardheere, Korneyl C/casiis...