CABASHO DEG DEG AH, OO KU SOCOTA.
WAA CABASHO DEG DEG AH, OO RAADINAYSA CADAALAD!!. KU: MD, WAYNAHA DF, SOMAALIYA. KU: GOLAHA SHACABKA D, FEDERAALKA....
War Saxaafaddeed: Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Muqdisho, 07 February, 2016: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa maanta soo bandhigtay Siyaasadda Qaran ee ku wajahan Arrimaha Dibadda....
Saldhig Boolis oo laga furay garoonka Aden Cad
Muqdisho, 07 February, 2016: Dowladda Somalia ayaa adkeysay amaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaana maanta laga furay gudaha...
Maxkamad Kutaal Malta Oo Xukun Ku Ridey Wiil Soomaaliyeed.
Muqdisho, 07 February, 2016: Maxkamad kutaal Jazeeradda Malta ayaa waxa ay 21 jir u dhashay Soomaaliya ku xukuntay xabsi labo...
Madaxweynaha oo maanta hortagaya Baarlamaanka, Khudbadna ka jeedi-doono
Muqdisho, 07 February, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in uu maanta hortago Golaha Baarlamaanka...
Dad loo qabtay Qarixii Diyaarada Daallo iyo Ammaanka Garoonka oo la Adkeeyay
Muqdisho, 07 February, 2016: Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, tan...
Leicester oo la celin la yahay ka dib markii ay quusiyeen Man city
Muqdisho | QOL | February 7, 2016 – Waxaa la ciyaaray 6-2-2016 Kulamo ka Tirsan Meertada 25 ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Booqday Wasaaradda Batroolka.
Muqdisho, 06 February, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku...
Wasiirka Gaashaandhigga: “Marko waxaa gacanta ku haya Ciidamadda Xoogga dalka iyo AMISOM”
Muqdisho, 06 February, 2016: Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo weheliyo Wasiirka Warfaafinta Mudane...
Somali authorities identify suspect in jetliner blast
Nairobi, Kenya (CNN)The man sucked out of a Somali airliner after an inflight explosion has been identified as...