DAAWO: Beesha Jareerwayn ee Puntland oo ka soo horjeesatay 4.5-ka !
https://youtu.be/I2dsVlSVrwg
DAAWO: Ciyaartooydii qaranka ee 11 jirada oo dalka dib ugu soo laabtay
https://youtu.be/4qlnhdOFy9c
Kulanki Madaxweynaha iyo Odayaashi Reer Hiiraan oo Fashil ku dhamaaday.
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne, ayaa sheegaya in shirki maanta uu la qaatay Madaxweyne Xasan...
EEDO LIIBIYA LACAG MA GAYSAA!!!?
Aqristow markaad aragtay Ciwaanka maqalkan, maxaa kugu soo dhacaya, waa Calool xumo iyo Ciil, cawo iyo ayaan...
Zidane oo Guushii 1 ee Champions League la Gaaray Real Madrid…
Muqdisho | QOL | February 18, 2016 – Zanadine Zidane Tababaraha Cusub ee Kooxda Real Madrid ayaa Xalay...
Lix Dhalinyaro Soomaali- British ah oo lagu xukumay 47-sano oo xabsi ah
Muqdisho,18 February 2016: Maxkamad ku taal magaalada Birmingham ayaa shalay lix dhalinyaro Soomaali ah ku xukuntay 47 sano oo...
Hay’adda FBI-da Mareykanka oo dalbatay arin ay ku baarayso Wasiirka Hadliye
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya, Wasaarada arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Saraakiisha FBI-da Mareykanka ka jooga...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi la socdo oo mar dhow gaaray Beledweyne
Muqdisho,18 February 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa mar dhow gaaray magaalada Beledweyn ee...
Qodobada Dastuurka ee Wax Laga Bedeley
Muqdisho,18 February 2016: Barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu go’aamiyey in qodobada dastuurka ee wax laga bedeley...
MUDANE WASIIR MAAREEYE OO CODSI U DIRAY SAXAFADA MADAXA BANAAN.
Aqristow in mudo ah, waxaa muran ka dhexjiray Ururka Saxaafada Somaaliyeed ee loo yaqaan (NUSOJ), murankaas oo...