“Amniga Muqdisho waxaa lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir”
Muqdisho, 28 February 2016: Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur YareTaliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya, ayaa faah faahin ka bixiyay...
Qaraxii xalay gil gilay magaalada Muqdisho iyo raadki uu reebay
Muqdisho, 27 February 2016: Qaraxyihi xalay magaalada Muqdisho lulay, ayaa geystay khasaare aad u xoogan oo isugu jiray, dhimasho,...
Dowladda Federalka ah iyo Waxqabadkeedii Asbuucii Dhammaaday.
Muqdisho, 27 February 2016: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
FIFA oo dooratay Gianni Infantino
Muqdisho, 27 February 2016: Ururka kubbada cagta adduunka ee loo yaqaan Fifa ayaa shalay doortay Gianni Infantino oo u...
“Qaraxii xalay wuxuu ka weynaa kii hotelka Jazeera, illaa 200KG ayuu ahaa”
Muqdisho, 27 February 2016: C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Amniga Gudaha ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu...
DEG DEG: Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay Irida Hore ee Hotelka SYL
Muqdisho, 26 February 2016: Qarax xoog leh oo loo Adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay...
Faarax C/qaadir iyo Gabre oo si qarsoodi ah loo duubay iyaga oo tashanaya
Muqdisho, 26 February 2016: Shirkii Madasha ahaa ee Istanbul uga socday Somalia iyo Beesha caalamka, ayaa waxaa qeyb ninka...
CAYAARYAHAN CUMAR MAXAMED oo noqday Somaligii ugu horeeyay oo Seria A USA u saxiixa
Columbus, Ohio | QOL | February 26, 2016 – Cayaaryahanka da’da yar ee CUMAR ABDULLAHI MAXAMED ayaa noqday...
Guddomiyaha Gobolka Banadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka
Muqdisho, 26 February 2016: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ,ayaa magaalada Istanbul kulan...
TACSI: Marxuumad Maryanruun Cali Xasan
Inaa Lilaahi Wa inaa ileyhi Raajacuun Marxuumad Maryanruun Cali Xasan oo ku geeriyootey magaalada London, maanta Jimca ah,...