Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo su’aalo la xiriira amniga weydiinaya Wasiirka Amniga gudaha

Muqdisho,5 March 2016: Xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kulan ay su’aalo la...
Ali Omar GhediMar 5, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

R/kuxigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Shir Ka Dhacay Maraykanka.

Muqdisho,5 March 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa halkaasi kaga...
Ali Omar GhediMar 5, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Burcad Badeed Dhameysatay Xukun oo Lagu Celiyay Soomaaliya

Muqdisho,4 March 2016: Jamaal Maxamed Xasan, Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed Shiikh...
Ali Omar GhediMar 4, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Mudanayaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka baarlamaannada Afrika

Muqdisho,4 March 2016: Shirka baarlamaanada Afrika oo looga hadlay warbixin ay soo diyaarisay waaxda Ururka Midowga Afrika uqaabilsan arrimaha...
Ali Omar GhediMar 4, 2016Mar 4, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo war murtiyeed ka soo saaraya natiijadii kulamadii Amniga

Muqdisho,4 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berri oo Sabti ah lagu wadaa inuu War murtiyeed ka soo...
Ali Omar GhediMar 4, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Isbitaalka Somali German oo qaliin ku guuleystay (Warbixin )

Muqdisho | QOL | March 4, 2016  – Isbitaalka Caalamiga ah ee Somali German Hosbital ee ku yaala...
QOL EditorMar 4, 2016Mar 4, 2016
Read More
CIYAARAHA

Messi oo 3ley ka dhaliyay kulankii Rayo Vallecano ee Meertada 27aad

Muqdisho | QOL | March 4, 2016 – Kooxda mudooyinkaan la loodin la yahay ee Barcelona ayaa sii...
QOL EditorMar 4, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Cali Gaab “Aniga ma qabo 100% hoobiyeyaasha la soo tuuro in Al-Shabaab kaliya yihiin”

Muqdisho,4 March 2016: Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir,  ayaa sheegay in falalka amni darri...
Ali Omar GhediMar 4, 2016Mar 4, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Daawo: Xasan Xanafi oo dil toogasho ah lagu xukumay

https://youtu.be/kipL1gWGqMo
Mustafa AwaleMar 4, 2016Mar 4, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo maalintii labaad su’aalo weydiinayo R/Wasaaraha iyo Taliyaha Nabadsugida

Muqdisho,3 March 2016: Waa maalinti labaad ee Xildhibaanada Baarlamaanka su’aalo weydiinayaan Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida, iyadoo...
Ali Omar GhediMar 3, 2016
Read More
29842985298629872988