Baarlamaanka oo su’aalo la xiriira amniga weydiinaya Wasiirka Amniga gudaha
Muqdisho,5 March 2016: Xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kulan ay su’aalo la...
R/kuxigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Shir Ka Dhacay Maraykanka.
Muqdisho,5 March 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa halkaasi kaga...
Burcad Badeed Dhameysatay Xukun oo Lagu Celiyay Soomaaliya
Muqdisho,4 March 2016: Jamaal Maxamed Xasan, Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed Shiikh...
Mudanayaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka baarlamaannada Afrika
Muqdisho,4 March 2016: Shirka baarlamaanada Afrika oo looga hadlay warbixin ay soo diyaarisay waaxda Ururka Midowga Afrika uqaabilsan arrimaha...
Baarlamaanka oo war murtiyeed ka soo saaraya natiijadii kulamadii Amniga
Muqdisho,4 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berri oo Sabti ah lagu wadaa inuu War murtiyeed ka soo...
Isbitaalka Somali German oo qaliin ku guuleystay (Warbixin )
Muqdisho | QOL | March 4, 2016 – Isbitaalka Caalamiga ah ee Somali German Hosbital ee ku yaala...
Messi oo 3ley ka dhaliyay kulankii Rayo Vallecano ee Meertada 27aad
Muqdisho | QOL | March 4, 2016 – Kooxda mudooyinkaan la loodin la yahay ee Barcelona ayaa sii...
Cali Gaab “Aniga ma qabo 100% hoobiyeyaasha la soo tuuro in Al-Shabaab kaliya yihiin”
Muqdisho,4 March 2016: Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in falalka amni darri...
Daawo: Xasan Xanafi oo dil toogasho ah lagu xukumay
https://youtu.be/kipL1gWGqMo
Baarlamaanka oo maalintii labaad su’aalo weydiinayo R/Wasaaraha iyo Taliyaha Nabadsugida
Muqdisho,3 March 2016: Waa maalinti labaad ee Xildhibaanada Baarlamaanka su’aalo weydiinayaan Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida, iyadoo...