Xulka qaranka Soomaaliya oo guul ka gaaray ciyaar ay isaga hor imaadeen xulka dhiggooda ah ee dalka Uganda.
Arbaco: OCTOBER 12, 2022 Xulka qaranka ay da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ee Soomaaliya ayaa maanta guul ka...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Jaaliyadaha Soomaalida Netherland [Sawirro]
Arbaco, 12 Oktoobar [Qaranimo Online] Wefdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamaanka FS Sheekh Aadan Maxamed Nuur [Madoobe] oo shalay...
Soomaaliya oo taageero u heshay ololaheeda ku aaddan in cunaqabateynta hubka laga qaado, kadib markii Itoobiya ay ku biirtay Uganda oo hore u taageertay
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Soomaaliya ayaa taageero u helaysa ololaheeda ku aaddan in cunaqabateynta hubka laga qaado, kadib...
Xukun Lagu Riday Dhalinyaradii Ka Danbeesay Rabshadihii ka Dhacay Magaalada Norrköping ee Sweden
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Maxkamadda Norrköping ee Dalka Sweden ayaa maanta xukun ku ridday saddex dhallinyaro ah oo...
Hogaamiyihii Alshabaab ee Gobalka Hiiraan oo Ladilay
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Sida ay sheegtay Warbaahinta dowladda Somalia hogaamiyihii Al-shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay...
Maraykanka oo ka carooday tallaabo uu Sacuudigu qaaday, kuna hanjabay inuu dib uga fiirsan doono heshiisyadoodii hore
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden, ayaa dib u qiimeyn ku sameyn doona xiriirka uu dalkiisa...
DF oo gacanta ku dhigtay hub iyo gaari kadib howlgal ka dhacay Sh/ Dhexe
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Faahfaahino dheeraad ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda ka...
Ciidamada Ilaalada xeebaha Giriiga oo sheegay in saacadahii la soo dhaafay ay heleen mayd cusub xeebaha Gariigga
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Ciidamada Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegay in saacadahii la soo dhaafay ay heleen mayd...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyed ee dalka Nethetland
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan
arbaco: OCTOBER 12, 2022 Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee...