Xaflad sagootin ah oo loo qabtay ardayda ka qalin jabinaysay sanad dugsiyeedkan dugsiga sare ee degmada Baargaal
Baargaal | QOL | March 19, 2016 – Xaflad Sagootin ah oo si heer sare ah loo soo...
Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka Baladweyn
Muqdisho,22 March 2016: Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta...
Kulan looga hadlayo Sharciga Shaqaalaha Rayidka oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho,22 March 2016: Kulan looga hadlayo Wax ka badalis lagu sameeyay sharciga shaqaalaha rayidka oo maanta ka socda Muqdisho,...
Labo Qarax oo gil gilay Garoonka Diyaaradaha Brussels
Muqdisho,22 March 2016: Sida warka nagu soo gaaray, labo qarax ayaa laga maqlay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Brussels ee...
Dib u gumaysiga Soomaaliya – Recolonising Somalia” by Jamal Osman
Muqdisho,22 March 2016: Dhibaatada ma yara, balse inta fahamtay ayaa aad u yar. Bal ila daawada muuqaalkaan si looga arinsado sida...
DAAWO: Caruur Al-Shabaab ah oo la sheegay in lagu qabtay dagaalada ka socda Puntland
https://youtu.be/2NJJSkEukXU
War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Guddiga Dib-u eegista Dastuurka
Muqdisho,21 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war martiyeed ka soo saaray shir...
Dawlada Soomaaliya oo xabsiga ka sii daysay Cabdi Waal
Muqdisho,21 March 2016: Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal), ayaa Xalay laga sii daayay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka...
Mareykanka oo Bali-Doogle ku soo bandhigay arin lagu farxay.
Muqdisho,21 March 2016: Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed, taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta tababbar ugu soo xiray...
Warku ugu dambeeyay ee ka soo baxay Dab xalay qabsaday isbitaalada Madiina iyo Banaadir
Muqdisho,21 March 2016: War faah faahsan ayaa ka soo baxaya dab xilliyo kala duwan xalay ka kacay isbitaalada Madiina...