Madaxweynaha: “Heshiiska Kismaayo waxaa uu muujinaya baahida loo qabo in la ballaariyo lana dhiirigeliyo hawlaha dib u heshiisiinta’’
Beled Weyne, 27 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhowaan...
Ra’iisul Wasaare Cumar oo uga Mahadceliyey Dawladda Talyaaniga Taageerada ay siinayso Soomaaliya.
Garowe, March 27, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa...
Qeybaha bulshada oo ku eedeeyay Guddiga QM in ay is hor-taag ku sameeyeen soo kabashada Somalia
Muqdisho,27 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 600 hogaamiye oo...
Madaxweynaha oo soo dhoweeyay in Odayaasha Hiiraan dib ugu laabtaan shirka Jowhar
Muqdisho,27 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beledweyn kaga dhawaaqeen ilaa...
Madaxweynaha wuxuu laaluush ku bixiyay kala qeybinta qabaa’ilka Hiiraan”
Muqdisho,27 March 2016: C/llaahi Goodax Barre Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, ayaa ku eedeeyay...
Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa oo dab qabsaday.
Muqdisho,27 March 2016: Xalay saqdii dhexe ayaa dab ka kacay Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo dabkan...
“Dowladdu si qaldan ayay u maareyneysaa maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”
Muqdisho,27 March 2016: Maxamuud Axmed Tarsan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ayaa ka hadlay is mari waaga ka...
DAAWO: Yaa gubay Cusbitaallada Banaadir iyo Madiina ?
https://youtu.be/4coLnI-3pWo
DAAWO: Xasan Xanafi oo dil toogasho ah lagu xukumay
https://youtu.be/noJGMqxOpSE
Banaan bax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Beledweyn
Muqdisho,26 March 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada Beledweyne...