Warmurtiyeedki ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka
Muqdisho, April 12, 2016: Akhristayaasha ku tixan Qaranimo, waxaan halkan idiin soo dhignay War Murtiyeedki ka soo baxay Shirka...
Faroole oo digniin kama danbeys ah ka bixiyay soo xulista Baarlamaanka Somalia
Muqdisho, April 12, 2016: C/raxmaan Sheekh Maxamed “Faroole”Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, ayaa ka digay in Baarlamaanka cusub ee...
Madasha wadatashiga qaran oo goor dhow la soo gaba gabeeyay
Muqdisho, April 12, 2016: Waxaa mar dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee looga hadlayay...
Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne
Muqdisho, April 11, 2016: Dad gaaraya ilaa shan ruux ayaa ku geeriyootay, in todobo ka badanna waa ay ku...
Madaxweynaha: ‘’Xildhibaanada waxaan ka codsanayaa in kalfadhigan 8-aad ay la yimaadaan dadaal dheeri ah, waqti badan oo la shaqeeyo iyo dulqaad’’
Muqdisho, April 11, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada...
HUMAN TRAFFICKING IN SINAI DESERT
Muqdisho, April 11, 2016: Sawirada qar ayan idhaha u wanaagsaneeyn ee qofki Calool jilcan ha ka fogaato. Bal hoos ka...
“Puntland waxay u dagaalameysaa in awooda lagu wareejiyo, waa in la ixtiraamaa beelaha”
Muqdisho, April 11, 2016: Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka soo horjeestay heshiiskii dowladda Federaalka iyo Puntland ee lagu...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi
Muqdisho, April 11, 2016: Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi...
DAAWO: Kulan lagu mideeynayay gabdhaha beesha oo ka dhacay Muqdisho
https://youtu.be/cu1k-gKTKF8