Madaxweyne Xasan “Doorashada soo socota waxaa la imaan doonaa ajande cusub, oo la mid ah lixdii Tiir”
Muqdisho, April 21, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha, isagoo...
Ruushka oo hub ka iibinayo Soomaaliya, haddi cunaqabateynta laga qaado
Muqdisho, April 21, 2016: Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday inay hub ka iibin doonto dowladda Soomaaliya, markii laga qaado...
Wabiga Shabelle oo aad u biyo keenay
Muqdisho, April 20, 2016: Wabiga Shabelle ee mara Gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe iyo Hiiraan ayaa si rasmi ah maanta u...
Mowjado dabeylo iyo Hirar is wata oo saameyn ku yeeshay Xeebaha Muqdisho
Muqdisho, April 20, 2016: Mowjado xoog badan oo is rogaya ee wata hirar waa weyn ayaa 24-kii...
Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday in cunaqabateynta hubka la qaado
Muqdisho, April 20, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo warbixin siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa...
Ciidamo ka tirsan Milateriga oo dad rayid ah ku dilay degmada Hodan
Muqdisho, April 20, 2016: Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa xalay fiidkii saddex ruux ku dilay xaafada Al-Baraka ee...
DAAWO: Gudoomiyaha Degmada Xamarwayne oo sheegay inuu feer iyo laad ka badiyay General Cali Gaab
https://www.youtube.com/watch?v=cOUlU1lUBk0
DAAWO: Hooyooyin Caruurtoodii ku waayay tahriibkii Badda
https://youtu.be/RY34ss5TO9g
Soomaaliya oo joojisay dal ku galka Sudan
Muqdisho, April 19, 2016: Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta joojisay Fiisaha dal ku galka ah ee Sudan,...
WILL THERE BE A COURT OF JUSTICE FOR AMISOMS’ MERCILESS KILLING?
Disaster on Disaster, and don’t know how deal with it, because of ignorance and helpless!!! There is...