Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee G/Galgaduud
Muqdisho, April 29, 2016: Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka si buuxda ula wareegay degmada...
C/wali Maxamed Cali Gaas, oo heshiis la saxiixday maal-qabeen u dhashay Sacuudiga
Muqdisho, April 29, 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maalmahan ku sugnaa dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya...
“Hadii Burcad badeed la waayay, Burcad kalluun ayaa yimid, kalluunkeenana xadaya”
Muqdisho, April 29, 2016: Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) Taliyihii hore ee Ciidamada Badda ee Soomaaliya oo hada...
Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Soomaaliya oo la kulmey dhigiisa Wadanka isutagga Imaaradka Carabta
Abu Dhabi-UAE | 27.04.2016 : Dr.Abdisalaan Omar Hadliye Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiiri gelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Fedralka Soomaliya...
Minnesota policymakers, here’s the right way to help Somali-Americans
Hint: Stop stigmatizing these marginalized residents as terrorists. Star Tribune | By Multiple authors | April 27, 2016...
US Charges 2 in Attack on 3 Somali Men in Kansas
VOA News | April 28, 2016 – U.S. federal prosecutors have announced hate-crimes charges against two men in...
Al-Shabab Fighters Loyal to Islamic State Complicate Somalia Security
FILE – Al-Shabab fighters are seen marching with their weapons during exercises on the outskirts of Mogadishu,...
Soomaali tahriib ah oo Masar ku xiran
Muqdisho, April 28, 2016: Dhalin-yaradaan oo tiradooda ay gaaraysa 180 ruux ayaa doonayay inay ka tahriibaan xeebaha Wadanka Masar,...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Suudaan oo hishiis Khartuum ku kala saxiixday
Muqdisho, April 28, 2016: Heshiiskan oo ahaa mid horay loo galay una dhaxeeyay wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya iyo suudaan...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Muqdisho, April 28, 2016:Yuusuf Axmed Hagar, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo shirka maamul...