Kulankii Baarlamaanka oo maanta dib u dhacay
Muqdisho, May 2, 2016: Kulanki Barlamaanka ayaa maanta dib u dhacay, kaas oo su’aalo ku weydiin lahaa Ra’iisul Wasaare...
Ingriiska oo ciidamo hordhac ah u diray Soomaaliya
Muqdisho, May 2, 2016: Dowladda Ingriiska ayaa ciidamo horudhac ah geysay Soomaaliya, si ay u taageeraan howl galka AMISOM...
PHOTO EXHIBIT SHEDS LIGHT ON CULTURAL CLASHES BETWEEN IMMIGRANT PARENTS AND THEIR AMERICAN CHILDREN
by Ibrahim Hirsi The teenage experience can be an emotional roller coaster for many young people navigating through complex...
Faaliyaha qaranka: Yaa qoray Dastuurka KMG ?
https://www.youtube.com/watch?v=4xFwd6WPbgw
Shirkad Turki ah oo la socon doonta tayada badeecadaha ka soo dega Dekeda Muqdisho
Muqdisho, May 1, 2016: Shirkad Turki ah oo lagu magacaabo BJM, ayaa lagu wareejiyay la socodka Tayada badeecadaha soo...
Madaxweynaha oo ka qeyb galay maalinta shaqaalaha Adduunka
Muqdisho, May 1, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da...
Gudoomiyaha Baarlamanka oo hambalyo u diray dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed
Muqdisho, May 1, 2016: Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay...
Shaqaalaha dowladda oo labo maalmood oo fasax ah la siiyay
Muqdisho, May 1, 2016: Iyadoo ay maanta tahay 1-da May oo ku asteysan maalinta shaqaalaha adduunka ayaa Wasaaradda Shaqada...
“Xildhibaankii ka maqnaada kalfadhiga 8aad, laguma soo dari doono Baarlamaanka soo socda”
Muqdisho, April 30, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ka maqan kalfadhiga 8aad...
Ra’iisul Wasaaraha oo horgeeyey Baarlamaanka Qorshaha Guud ee Hannaanka Doorashada 2016
Muqdisho, April 30, 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta u...