Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtey dalka, kadib markii uu ka qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Djibouti
Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey...
Guddi loo saaray doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar
Muqdisho, May 9, 2016: Ayada oo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka doorashooyinka...
Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddi baara eedeymaha loo jeediyay NISA ee askareynta carruuta
Muqdisho, May 9, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin ah, kuwaasoo baaritaan...
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Xarunta ciidanka Taraafikada ee Muqdisho
Muqdisho, May 9, 2016: Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Taraafikada Booliska ee degmada C/casiis, iyadoo...
Daawo: Maryan Qaasin wasiirkii hore ee adeegga Bulshada oo sheegtay in canshuurta dowladda Soomaaliya aysan shilin ka mid ah u isticmaalin taakulaynta haweenka
https://www.youtube.com/watch?v=ruw0WgQJXaA
DAAWO: Xafladii caleemasaarka madaxwaynaha Jabuuti
https://youtu.be/eIp4DjSisNY
Muqdisho Oo La Keenay Qalab Lagu Maamulo Hawada Soomaaliya
Muqdisho, May 8, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa la keenay qalab la sheegay inuu yahay qeyb ka...
Uganda oo beenisay in ay ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya.
Muqdisho, May 8, 2016: Dowladda Uganda ayaa beenisay wararka sheegaya inay la baxayso ciidankeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qeybta...