Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka oo Jeneraal Caanood u magacaabay Afhayeenka wasaaradda Difaaca
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa soo noqday Abaanduulaha ciidanka milateriga ee Soomaaliya, isagoo dowr...
Kuuriyadda Waqooyi oo tijaabisay gantaal ballatic ah, iyadoo ka jawaabaysa dhuula-tus malatari
,Sabti: OCTOBER 15, 2022 Kuuriyadda Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal ballatic ah, iyadoo ka jawaabaysa dhuula-tus malatari oo ay...
Madaxweyne Vladimir Putin oo si cad u sheegay in uusan u baahnayn wadahadal uu la yeesho Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Madaxweyne Vladimir Putin ayaa si cad u sheegay in uusan u baahnayn wadahadal uu...
Boqortooyada Sacuudiga oo Ukraine siinaya $400 milyan oo gargaar bini’aadannimo ah
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Sacuudiga ayaa 400 oo milyan oo dollar oo gargaar bani’aadannimo ah siin doona dalka...
Madaxweynaha Kenya oo nin Soomaali ah u magacaabay madaxa waaxda dambi baarusta
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa Amiin Maxamed Ibraahim u magacaabay xilka Agaasimaha Waaxda Dambi-baariska...
Mareykanka oo dhinacdyada Itoobiya ugu baaqay inay si degdeg ah u joojiyaan dagaalka sokeeye
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa bayaan uu soo saaray fiidnimadii Jimcaha...
Qasaaraha ka dhashay Gaari qarax ku qabsaday wadada Muqdisho iyo Afgooye oo soo kordhaya
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Gaari nooca loo yaqaan Homey oo dad shacab ah ay la socdeen ayaa waxaa...
Hay’adda Amnest International oo cambaareysay xariga Xoghayaha Ururka SJS Cabdalle Axmed Muumin
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Hay’adda u doodda xuquuqul insaanka ee Amnest International ayaa cambaareysay xariga Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta...
Wasiirkii maaliyadda UK oo xilka laga qaaday waxa uu sheegayu in Ra’iisul Wasaare Liz Truss uu ka codsaday inuu ka tago jagada.
Sabti: OCTOBER 15, 2022 Wasiirkii maaliyadda ee UK Kwasi Kwarteng ayaa xilka laga qaaday. Isaga qudhiisa ayaa bartiisa...
Somalia: Free Detained Journalist Abdalle Ahmed Mumin, Respected Media Rights Advocate, Jailed in Mogadishu
For Immediate Release Sabti: OCTOBER 15, 2022 (Nairobi, October 14, 2022) – The Somali authorities should immediately release a prominent...