Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhambaal ka helay hoggaamiyaha Uganda

Muqdisho, 10 July 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal qoraal...
QOL EditorJul 10, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada oo taageerey Baaqii Culima’udiinka ee looga soo Horjeeday weerarkii Magaalada Barakaysan ee Madiina.

Muqdisho, July 10, 2016 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah,...
QOL EditorJul 10, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

R/Wasaare ku xigeenka oo ka qeyb galay Shir lagu soo bandhigayey Sharciga Ilaalinta Badaha Soomaaliyeed.

Muqdisho, July 10, 2016….Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta shir guddoomiyey...
QOL EditorJul 10, 2016
Read More
NEWS in ENGLISHWARARKA MAANTA

PRESS RELEASE: The Right Path (Tubta Toosan) Initiative – Somalia

Civil Society Organizations (CSOs) have a huge role to Prevent or Countering Violent Extremism in Somalia    Mogadishu, 10...
QOL EditorJul 10, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Banaadir oo ballan qaaday in Maxaabiista ka caawin-doono dhanka Racfaanka

Muqdisho, July 10, 2016: Dr Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe, oo ah  Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, ayaa Booqday Xabsiga dhexe...
Ali Omar GhediJul 10, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Dibadbax, berri, ka dhici doona Muqdisho (gees ka gees.)

Muqdisho, July 10, 2016: Hay’ada Culimada Soomaaliyeed, ayaa Maalinta Isniinta ah ku Baaqday banaanbax looga soo horjeedo weerarkii lagu...
Ali Omar GhediJul 10, 2016Jul 10, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka Puntland oo sheegay in 50% dilalka ka dhaca Gaalkacyo aanay ahayn fal Al-Shabaab ku lug laheyn

Muqdisho, July 10, 2016: Maamulka Puntland ayaa sheegay in dilalka iyo amni darada ka jira magaalada Gaalkacyo aanay 50%...
Ali Omar GhediJul 10, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

“Hubka oo aan xakameysneyn iyo ciidamada oo xerooyin laheyn Amni darada ayay qeyb ka yihiin”

Muqdisho, July 10, 2016:Yuusuf Xuseen Jimcaale  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa sheegay in amni darada iyo...
Ali Omar GhediJul 10, 2016Jul 10, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 09 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...
QOL EditorJul 9, 2016Jul 9, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Booliiska oo ka dalbaday dhallinyarada Muqdisho, in ay la shaqeeyaan

Muqdisho, July 9, 2016: General  Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo ah,Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir ugu...
Ali Omar GhediJul 9, 2016
Read More
28982899290029012902