Ciidanka Danab ee XDS oo khasaare ballaaran u geystay maliishiyada Al Shabaab
Muqdisho, 26 July 2016 (Villa Somalia) — Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan...
Qaraxyo ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho o
Muqdisho, July 26, 2016: Baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu qarxiyay labo koontarool oo ku dhow garoonka...
Brack Obama walaalkiis oo sheegay inuu taageeri doono Donald Trump
Brack Obama walaalkiis oo sheegay inuu taageeri doono Donald Trump. Toronto | QOL | 25 July 2016 Madaxweynaha Maraykanka Barack...
IGAD oo ka hadashay shaqada General Gebre ka hayo Somalia (Daawo)
Muqdisho, July 25, 2016: Ayadoo Somalida aad horey ugu walaacsaneyd waxa oo kahaayo dalka Generaal Gabre ayaa lashaaciyay xilka...
Iimaam Maxamed Yuusuf iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo qaadacay Calema Sarki Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
Muqdisho, July 25, 2016: Iyadoo maanta oo isniin ah la malaynayo in Beledweyne lagu caleema saaro Ugaas Xasan Ugaas...
Wasaaradda Amniga oo amar ku bixisay in an shirar lagu qaban karin Hotelada
Muqdisho, July 25, 2016: Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa soo saartay amar ku aadan in shirar siyaasadeed aan lagu qaban...
“Wasaaradda A. Gudaha waxay ku mashquulsan tahay kaarar bixinta odayaal faalso ah”
Muqdisho, July 25, 2016: Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ka mid ah Madaxda Xisbiyada Siyaasadeed eeSoomaaliya, ayaa ku eedeeyay...
Wafdi ka socday Booliiska Maraykanka oo Muqdisho soo gaaray
Muqdisho, July 24, 2016: Wafdi ka socotay Boliska dalka Mareykanka ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxa ayna ay kulan...
Askarta DFS ee Muqdisho oo digniin la siiyay
Muqdisho, July 24, 2016: Maamulka gobolka Banaadir ayaa cadeeyay in ay tilaabo qaadi doonaan askarta wadooyinka dhigta jidgoysyada, kuwaas oo...
NISA oo qabatay gaari waxyaabaha qarxa la soo buuxiyay
Muqdisho, July 24, 2016: Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa xalay qabatay gaari waxyaabaha qarxa ka buuxay...