Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

AMISOM oo askar ku maxkamadeynayso Muqdisho

Muqdisho, August 3, 2016: Waxaa weli ka socota Magaalada Muqdisho Maxkamadeynta 17 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM kuwaas...
Ali Omar GhediAug 3, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Tarsan oo walaac ka muujiyay Doorashada 2016

Muqdisho, August 3, 2016: Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed, ayaa walaac ka muujiyay...
Ali Omar GhediAug 3, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Shirka Wada-tashiga Qaran oo shalay baaqday oo maanta furmaya

Muqdisho, August 3, 2016: Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo lagu go’aamin doono waqtiga...
Ali Omar GhediAug 3, 2016Aug 3, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Shirki Madasha Wada-tashiga Qaran oo maanta furmaya

Muqdisho, August 2, 2016: Ayada oo la hadal hayo, in uu jiro shaki ku aadan inay dib u dhacday...
Ali Omar GhediAug 2, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Qowmiyada Amxaarada oo ka soo horjeesatay jiritaanka Dowladda Itoobiya

Muqdisho, August 2, 2016: Boqollaal kun oo ruux ka soo jeeda qowmiyada Amxaarada Itoobiya, ayaa dhigay dibad bax aad...
Ali Omar GhediAug 2, 2016Aug 2, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Raashinkii gargaarka ee Turkiga oo la iibsaday

Muqdisho, August 2, 2016: Waxaa la ogaaday oo soo if- baxay fadeexo ku saabsan in qeybtii raashinkii gargaaka Turkiga...
Ali Omar GhediAug 2, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Deegaanno Cusub

Muqdisho, Augst 1, 2016: Wasiirka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay wararka sheegaya in...
Ali Omar GhediAug 1, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Gudoomiye Waaxeed oo lagu dilay degmada Yaaqshiid.

Muqdisho, August 1, 2016: Rag hubeysan ayaa xalay degmada Yaaqshiid ku dilay Gudoomiye Waaxeed ka tirsanaa maamulka degmadaasi. Waxaa...
Ali Omar GhediAug 1, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashada oo goor dhow shir jaraa’id qabanaya

Muqdisho, August 1, 2016: Guddiga hirgelinta doorashooyinka Federaalka, ayaa mar dhow qabanaya shirkoodii jaraa’id ee ugu horeeyay, tan iyo...
Ali Omar GhediAug 1, 2016Aug 1, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Qaraxyo lagu weeraray Xarunta Dambi baarista CID

Muqdisho, July 31, 2016: Warar ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xarunta CID-da ee dambi baarista...
Ali Omar GhediJul 31, 2016
Read More
28842885288628872888