Shirka Horumarinta Xanaanada Xoolaha Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Shirkan oo uu shir guddoominayey Wasiirka Xananada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen...
Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Dalkaas
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isaaq ayaa maanta la kulmey Wasiirka...
Ganacsatada Islii oo rajeynaya inay dowladda William Ruto wax ka qabato sicir-bararka Kenya
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Baarlamaanka Dowladda Kenya ayaa su’aalaha la xiriira kalsooni siinta waydiinaya xubnaha Golaha Wasiirada cusub...
Australia oo dib uga laabatay in Qudus tahay Caasimada Israel
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Dowladda Australia ayaa sheegtay in hadda aysan Qudus u aqoonsanayn caasimadda Israa’iil. Go’aankaas waxaa dhaleeceeyay...
Golaha Wasiirada Cusub ee Sweden oo lagu Dhawaaqay Akhriso Liiska Wasiirada
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ulf Kristersson, ayaa dhawaan loo magacaabay Raisal Wasaaraha cusub kadib markii uu helay codka...
Ruushka oo burburiyay boqolkiiba 30 warshadihii korontada ee Ukraine hal toddobaad gudaheed
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ruushka ayaa bur-buriyay Boqolkiiba 30 Warshada korontoda sida ay ku warameyso Dowlada Ukraine. Korontada...
Maraykanka oo Hawada ka Qabtay Labo Diyaaradood oo Ruushka ah Meel dhow Alaska
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Diyaaradaha F-16 ee Maraykanka ayaa ka qabtay hawada caalamiga ah ee Alaska meel u...
Madaxweynaha Galmudug oo soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo jeeda Galmudug
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray kulan ballaaran ay iskugu...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga oo sheegay in saraakiisha ku howlan yihiin howl-galo millateri oo lagu xoreynayo deegaano hor leh
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ay markale shaacisay in kacdoonka dagaal ee ka dhanka Al-Shabaab ay...
Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay shir ay iskugu yimaadeen saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirweyne ay Beesha Caalamka iyo Puntland...