Askar tababar loogu soo xiray Uganda oo soo bandhigtay gaaddo ka ciyaar iyo salaan cajiib ah
Muqdisho, September 11, 2016: Dugsi aad loo yaqaanno oo ciidamada lagu tababaro ku yaala dalka Uganda ayaa tababar loogu...
Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Lambar dedg deg loga soo wici karo
Muqdisho, September 11, 2016: Hey’addaha Ammaanka dowladda ayaa markii u horeysay soo bandhigay Nambar ka gurmadka deg dega, kaasoo...
Waddooyinka Muqdisho oo maanta xiran iyo dadka oo eedayo Madaxda iyo Musharaxiinta
Muqdisho, September 10, 2016: Waxaa saaka xiran waddooyin badan oo isku xira degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo xirnaanshaha waddooyinka ay...
Madaxweynaha Sudan oo loo malaynayo in uusan iman Muqdisho.
Muqdisho, September 10, 2016: Cumar Xasan Albashir Madaxweynaha dalka Sudan, ayay u badan tahay inuusan ka soo qeybgalin shirka...
Micheal Keating oo shaki geliyay waqtiga doorashada
Muqdisho, September 10, 2016: Micheal Keating Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Soomaaliya...
BEESHA SARUUR [H/GIDIR] OO BAYAAN SOO SAARTAY !
KU: Wasiirka Arimaha Gudaha & federalka = Muqdisho OG: Madaxwaynaha Jimhuuriyada Fedaralka Soomaaliya = Muqdisho OG: Raisulwasaaraha Jamhuuriyadda...
Xafladii SOMALI SIMAN ee lagu qabtay Gobolka Virginia ee Dalka Maraykanka – 3 September, 2016
Muqdisho, September 9, 2016: Halkaan ka daawo Xafladii Somali Siman ee lagu dhigay Gobolka Virginia ee dalaka Maraykanka bishi September...
Musharaxiinta oo sabab u noqday xirnaanshaha Waddooyinka Muqdisho
Muqdisho, September 9, 2016: Musharaxiinta iyo xubnaha Xisbiyada siyaasada ayaa saameyn aad u xun ku yeeshay sababna u noqday...
Sarkaal ka tirsan Milateriga oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho, September 9, 2016: Nin sarkaal ah oo ka tirsan ciidamada milateriga ayaa xalay lagu dilay Xaafada agagaarka Ex...
Somaliland oo xubin ku yeelatay hogaamiyayaasha madasha Qaran
Muqdisho | QOL | September 9, 2016 – Maaxda madasha qaran aya ka dib cadaadis uga yimid besha...