Madaxweynaha oo sagootiyay Guddi dul taagnan doono Dacwada Badda ee Somalia iyo Kenya
Muqdisho, September 18, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay sagootiyay guddi kor joogto ah, kuwaasoo tagi...
Colaada Marka iyo ciddii ka dambaysay
Muqdisho, September 17, 2016: Xasan Cumar Macallin,Guddoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose,ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka...
Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku ridey qaar ka tirsanaa ururka IS
Muqdisho, September 17, 2016: Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Bay ayaa ku xukuntay xukun xarig ah rag lagu...
Shirka maamul u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan oo la isku mari la’ayahay
Muqdisho, September 17, 2016: Wararka na soo gaaray aya sheegaya in, Shirka maamul u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan oo...
25 miraa cargo planes head to Somalia after flights ban lifted
A pick-up truck carrying miraa drives past a police road block. Twenty five cargo planes carrying miraa left...
Madaxweynaha: “Shacabka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxaan ugu baaqaya inay dedejiyaan dhismaha maamul ka shaqeeya horumarkooda’’
Jowhar, 15 September 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Jowhar ee...
Ergadii doorashooyinka dalka ee maamulka Soomaaliland oo qaadacay
Muqdisho | QOL | September 14, 2016 – Ergadii loo qorsheeyey in ay doorashooyinka dalka uga qeybgalaan maamulka...
Gudoomiyaha Gudiga doorashooynka oo sheegay in ay sameeyeen kormeerayaal caalami ah
Muqdisho | September 14, 2016 – Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) oo ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar dhow lagu soo dhoweeyay magaalada Jowhar
Muqdisho, September 15, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee...
Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo ka baxay degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Muqdisho, September 15, 2016: Ciidamada Itoobiya oo ka mid ah howl galka AMISOM iyo ciidamada dowladda ayaa saaka waabarigii...