Madaxweyne Cali Guudlaawe oo sheegay in Al-shabaab guud ahaan laga xoreyn doono Hirshabelle
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegey in Al-shabaab laga saaray deegaanno ka tirsan...
Waaxda arrimaha dibadda Maraykanka oo sheegtay in Maraykanku uu ku kalsoon yahay in Pakistan awoodda ay u leedahay ilaalinta hubkeeda Nukliyeerka.
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in Maraykanku uu ku kalsoon yahay sida...
Dhacdo ay dadka reer Nigeria ka argagaxeen oo ka dhacday gobolka Niger
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday isbitaal ku yaalla gobolka Niger ee bartamaha Nigeria,...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha dhexe
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ciidamada dowladda Soomaaliya aya maanta Ururka Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga...
Hay’adda UNICEF oo sheegtay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay musiibo aan la arag
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF oo lagu magacaabo James Elder oo shir jaraa’id ku...
Indonesia oo joojisay iibinta Sharoobada Caruurta lasiiyo, kadib markii ay dhinteen 100 caruur ah
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Dowladda Indonesia ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday dhammaan dawooyinka sharoobada iyo dareeraha ah kadib...
Ruushka oo ku baaqay in dadka rayidka ah laga saaro Magaalada Kherson ee dalka Ukraine
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Taliyaha cusub ee Ciidamada Ruushka ee hoggaaminaya dagaalka Ukraine, General Sergei Surovikin ayaa xalaadda...
Dowladda FS oo soo dhoweysay qiimeyntii ugu dambaysay ee IMF
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu...
Guddoomiyaha degmada Matabaan oo deeq kala duwan gaarsiiyay degaanka Moqokori
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar iyo...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay degaannada Jiciboow iyo Garasyaani ee gobolka Hiiraan.
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howl-gallo lagu sifeeynayo kooxda argagixisada ah ka sameeyay...