jadwalka doorashada Soomaaliya oo dib u dhacay
Muqdisho, September 25, 2016: Waxa soo baxay in jadwalka doorashada dib u dhacii ku yimid, ka dib marki bishii...
Dad Soomaali ah oo ku xiran Uganda oo codsaday in damaanad lagu sii daayo
Muqdisho, September 24, 2016: Dad ka kooban 7 ruux oo Soomaali ah oo loo haysto innay ka tirsanaayeen ururka...
Magaca iyo Astaan Calanka Maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la dalbay in la soo gudbiyo.
Muqdisho, September 24, 2016: Ayadoo maalmahaan magaalada Jowhar ka socoto wajiga labaad ee dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa...
Beelaha oo isku haysta qaybsashada ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada
Muqdisho, September 24, 2016: Khilaafaad badan ayaa ka taagan sida loo qeybsanayo ergooyinka Beelaha ee soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka...
Hindiya oo dil ku xukuntay 50 ruux oo Soomaali ah
Muqdisho, September 24, 2016: Dowladda Hindiya ayaa 50 ruux oo Soomaali ah, dil ku xukuntay kuwaasoo ka mid ahaa...
Madaxweynaha oo kulan Wadatashi ah la qaatay Dhalinyarada
Mogadishu, 23 September 2016 – Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada...
I grew up in the world’s biggest refugee camp – what happens when it closes?
Sprawling Dadaab is where journalist Asad Hussein was born, raised and educated. Now, Kenya wants to demolish the...
President Mohamud commends UK PM for raising the plight of Somalia at the UNGA
Mogadishu, 23 September 2016 (Villa Somalia)— HE Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia...
XLD Xoosh: Boob iyo Awood sheegasho ayuu doonayaa in Xasan Sheikh lagu doorto
Muqdisho | QOL | September 22, 2016 – Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha...
Madaxweynaha oo mar kale haweenka ku taageeray helista qoondada ay ku leeyihiin goleyaasha qaranka
Muqdisho, 22 September 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah-furay...