Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray mashruuca Nadaafada casriga ah ee G/Banaadir
Muqdisho 17 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay...
Beesha caalamka oo walaac ka muujisay in xubno taariikhda k u leh colaado iyo dembiyo, loo soo magacaabo baarlamaanka
WAR-SAXAAFADEED WADAJIR AH Muqdisho, October 17, 2016: Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleed ka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday...
Ahlu-sunna oo eedeysay Maamulka Galmudug
Muqdisho, October 17, 2016: Cali Bashiir Faarax “ Cali Baashi “, Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada...
Shariif Xasan Shiikh Aden oo M/weyne isku soo sharaxayo maanta.
Muqdisho, October 17, 2016: Warar muhim ah oo aan helnay ayaa xaqiijinaya in maanta lagu wado in uu ku...
QudbadahaTartamayaasha Madaxtinimad Hirshabeelle oo goor dhow bilaabatay
Muqdisho, October 16, 2016: Waxaa goor dhow hoolka shirarka ka bilowday khudbadihii tartamayaasha madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka...
War saxaafadeed – Hannaanka Doorashooyinka 2016
Mogadishu, 16 October 2016 – Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa Dowlad...
Madaxweynaha oo soo dhoweeyey doorashooyinka xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug
Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda iyo...
“Cabdi Qeybdiid iyo hoggaamiya kooxeedyadii kale waa in laga saaraa xubnaha aqalka sare”..
Muqdisho, October 16, 2016: Michael Keating,Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa Warqad uu soo saaray waxaa uu...
KOOXDA JUBBA EE ATLANTA OO GUULO KU TALAABSATAY YM
ATLANTA, GA | QOL | October 15, 2016 – Tartamo Isboorti ee ka socda Magaaladda Atlanta oo ka tirsan...