Maraykanka iyo Ruushka oo muddo kadib ka wadahadlay dagaalka Ukraine
Sabti: October 22, 2022 Wasiirada Difaaca ee dalalka Maraykanka iyo Ruushka ayaa markii ugu horraysay muddo bilo ah,...
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Cali Yare oo isla xiriiriyey toogashadii maanta lagu fuliyey Caydiid iyo dilkii Dhagajuun
Sabti: October 22, 2022 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Cali Yare Cale ayaa ka hadlay...
Ninkii loo heystay dilkii wasiir Cabbaas oo xukun toogasho ah lagu fuliyay
Sabti: October 22, 2022 Maxkamadda militeriga ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku fulisay nin loo heystay dilka...
Ninkii Trump ka caawiyay in uu madaxweyne noqdo oo xabsiga loo taxaabay
Sabti: October 22, 2022 Ninkii arrimaha istaraatiijiyadda u qaabilsanaa madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump, Steve Bannon ayaa lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa naga go’an in Dhaqankeena Bulsho iyo Dowladnimo aan ku ilaalino Diinteena Suuban Ee Islaamka”
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah...
Ra’iisul Wasaaraha Britain Liz Truss oo is-casishay lix toddobaad kadib
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Liz Truss ayaa maanta sheegtay inay iska casileyso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo...
Taliye Odowaa Yuusuf Raagge oo kormeeray deegaanadii lagala wareegay Al-shabaab
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raagge ayaa kormeer shaqo ku Tegay deegaanka...
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo maanta la soo gabagabeeyey
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Waxaa maanta la soo gabagabeeyey bandhigga guuleystayaasha soomaaliyeed oo mudo laba maalmood ah ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyeyaal Maxkamadeed
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir...
Magaalo ku taalla Soomaaliya oo ay ku riyoodaan ciyaartoyda dunida
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Waxaa jirta ciyaar magaceedu yahay kitesurfing oo biyaha badda lagu sameeyo, taasoo aan lahayn...