Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan oo kulan ku maray Baydhabo

Muqdisho, November 20, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa shalay saacado ku sugnaa magaalada Baydhabo, ka...
Ali Omar GhediNov 20, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Doorashadi ka socatay HirShabeele oo dib loo dhigay

Muqdisho, November 19, 2016: Warar dheeraad ah ee kasoo baxaya doorashada aqalka hoose ee maamulka HirShabeele, oo xalay shaqaaqo...
Ali Omar GhediNov 19, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

“Waxaa la ii diiday inaan u tartamo Kursiga Xildhibaanimo”

Muqdisho, November 19, 2016: Duqii hore ee Gobolka Banadir ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)...
Ali Omar GhediNov 19, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada oo maanta go’aan ka gaaraya shaqaaqadii xalay ka dhacday Jowhar

Muqdisho, November 19, 2016: Guddiga doorashada heer goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in go’aan ka soo saaraan...
Ali Omar GhediNov 19, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya oo cabsi awgeed Nairobi u guuray

Muqdisho, November 17, 2016: Maxamed Axmed Cusmaan Alxamaadi, Safiirkii Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, ayaa saldhig KMG ah ka...
Ali Omar GhediNov 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Roobab xoog leh oo saaka ka da’aya Muqdisho

Muqdisho, November 17, 2016: Roobab xooggan ayaa saaka ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaanada u dhow, iyadoo roobabkan ay...
Ali Omar GhediNov 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland iyo Galmudug oo isku fahmi la’ kala qaadista Ciidamada is-hor fadhiya

Muqdisho, November 17, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay iska hor imaad kooban uu...
Ali Omar GhediNov 17, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

AMISOM oo nin ka mid ahaa Ergooyinka ku dilay Cadaado

Muqdisho, November 16, 2016: Ciidamada AMISOM ee Ilaalada ka haya Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa goor dhow...
Ali Omar GhediNov 16, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Mustaf Dhuxulow oo loo doortay Kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose

Muqdisho, November 16, 2016: Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa mar dhow ku guuleystay kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka...
Ali Omar GhediNov 16, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Magacyada Musharaxiinta ku tartamaya Kuraasta Aqalka Hoose ee maanta lagu dooranayo Cadaado

Muqdisho, November 16, 2016:  Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah...
Ali Omar GhediNov 16, 2016
Read More
28292830283128322833