RW Ku-Xigeenka dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo Wafdi uu...
Madaxweynaha oo ka hadlay qaraxii Muqdisho.
Muqdisho | 12-12-2016 – Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo...
Weerarkii argagixisadu ku qaaday agagaarka Dekedda Muqdisho
https://youtu.be/UfN24s_2EyE
DAAWO : Xilliga Doorashada Federaalka oo la sheegay
https://youtu.be/wjjwvHcJBoE
War–Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016
Muqdisho 7-8 Diseember 2016 – Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka....
RW Ku-Xigeenka oo ka qeybgalay kulanka khamiislaha ah ee Ciidanka Booliska
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qeybgalay kulan khamiis kasta Ciidanka...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Yemen
Muqdisho, December 08, 2016 – Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddiga Maamulka Maaliyadda oo ku howlan hagaajinta heshiisyada Shidaalka iyo Gaaska
Muqdisho : December 8, 2016 – Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankiisii billa ahaa ee 19-aad wuxuu...
Madaxweynaha oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday.
Muqdisho, 07 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka...