Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka.

Muqdisho 06 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u...
Mustafa AwaleDec 7, 2016Dec 7, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo kormeeray xero ciidan oo ku taala duleedka Kismaayo

Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay xerada...
Mustafa AwaleDec 7, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo la kulmay Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay.

Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Kismaayo...
Mustafa AwaleDec 7, 2016
Read More
FAALO / MAQAALWARARKA MAANTA

Khiyaano Guud ha ku dhicina Xildhibaano: Doorashada Madaxweynaha cusub ka hor Xadiith-kaan akhriya, fahma oo ku dhaqma.

Nabigeena Suuban Muxamed (SCW) wuxuu yiri “qofkii loo dhiibo talada muslimiinta, dabadeedna u doorta mid looga haboonyahay masuuliyada, wuxuu khayaanay ilaahay...
Mustafa AwaleDec 7, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Mudane Carte “Xilka la ii doortay waxaan kor ugu qaadi doonaa sharafta iyo karaamada dhamaan dadka Soomaaliyeed”

Muqdisho | QOL | December 6, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh...
Mustafa AwaleDec 6, 2016Dec 6, 2016
Read More
VIDEOSWARARKA MAANTA

DAAWO: Suuqa Bakaaraha

https://www.youtube.com/watch?v=xD5JgzXrjG0
Mustafa AwaleDec 6, 2016
Read More
VIDEOSWARARKA MAANTA

DAAWO: Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka dacwooday Saxaafadda iyo Qurbajoogta

https://youtu.be/xRp23cBazEg
Mustafa AwaleDec 5, 2016Dec 6, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo booqday Jubbaland kuna ammaanay doorka doorashooyinka 2016

Kismayo, 05 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada...
QOL EditorDec 5, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS ayaa Soo Xiray Shir Weyne Sanadeedka 2-aad ee U-adkeysiga Aafooyinka

Muqdisho, 05, Dec, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo gunaanaday...
QOL EditorDec 5, 2016Dec 5, 2016
Read More
WARARKA MAANTA

Maxaad kala socotaa Qorshaha uu Madaxweyne Xasan u tegay Kismaayo?

Kismaayo-Soomaaliya: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta gelinka dambe Booqasho ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka...
QOL EditorDec 5, 2016
Read More
28222823282428252826