Madaxweynaha oo hambalyeeyey Xilhibaanada Aqalka Sare iyo Guddoonka la doortay
Muqdisho- 22 January 2017- Madaxweynah Jamhuuriyaddda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed...
RW Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray gudoonka cusub ee Aqalka Sare
Muqdisho | January 22, 2017 – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ugu...
Taariikhda Guddoonka Aqalka Sare: Cabdi Xaashi, Bukhaari & Mowliid
Muqdisho | January 22, 2017 – Waxaa Axaddii maanta magaalada Muqdisho lagu doortey guddoonka aqalka sare, Cabdi Xaashi...
Doorashadii guddoonka Aqalka sare oo la soo gabagabeyay
Muqdisho |January 22,2017 – Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay doorashada guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya,...
Gubashadii Ganacsiga Suuq Boocle iyo Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
Muqdisho | January 22, 2017 – Warbaahinta Horumar.com, waxay halkan idin kugu soo gudbineysaa sawirradii maanta laga soo...
AJAKIS oo ka hadlay sidoo loola dhaqmay intuu ku xirnaa magaalada Hargeysa
Muqdisho | January 21, 2017 – Majaajilistaha caanka ah ee Cabdi Muuriidi Dheere oo ku magac dheer (Ajakis) ayaa Sabtidii maanta...
FAROOLE oo ka soo degay Muqdisho
Muqdisho | January 21, 2017 – Murashaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Faroole, ayaa maanta ka soo...
Dab Khasaare Xoogan geystay oo ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha
Muqdisho | January 21, 2017 – Wararka naga soo gaaraya gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya dhismo...
Majaajiliiste Cabdi Muriidi Ajakis oo lagu xiray magaalada Hargeysa
Muqdisho | January 20, 2017 – Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa xabsi dhigay Majaajiliistaha caanka ah ee Cabdi...
Guddoonka Baarlamaanka oo casho sharaf u sameeyey xildhibaannada labada aqal “SAWIRRO”
Muqdisho | January 20, 2017 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo...