Ciidamada Galmudug iyo kuwa Deegaanka oo Xalay Saqdhexe Weerar ku Qaaday Saldhiga Qaayib ee Alshabaab
Axad: OCTOBER 23, 2022 Waxaa lugu soo waramayaa in saaka salaadii subax la weeraray saldhig ay Shabaabku ku...
War Deg deg ah: Weerar ku billowday qaraxyo iyo Dagaal toos ah oo haatan ka socda Hotel Tawakal KISMAAYO
Axad: OCTOBER 23, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qaraxyo oo goordhow ka...
Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo duqeymo xoogan ku garaaceen deegaanka Masaajid Caliguduud ee gobolka Sh.dhexe.
Axad: OCTOBER 23, 2022 Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka dowladda...
Xi Jinping oo markii saddex noqday hoggaamiyaha Shiinaha
Axad: OCTOBER 23, 2022 Xi Jinping ayaa markii saddex noqday hoggaamiyaha Shiinaha kadib kulan toddobaad socday oo looga...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo u hambalyeeyay Xi Jinping oo markii saddexaad loo doortay hoggaamiyaha Shiinaha
Axad: OCTOBER 23, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u hambalyeeyay Xi Jinping oo markii saddexaad loo doortay...
Nin Muslim ah oo u dhashay Hindiya oo maxkamad ka dalbaday inay difaacdo diinta Islaamka
Axad: OCTOBER 23, 2022 Nin Muslimi ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa maxkamad ka codsaday inay difaacdo...
Ruushka oo weli sii wado gantaallada uu ku garaacayo xarumaha korontada ee Ukraine
Axad: OCTOBER 23, 2022 Ruushka ayaa weli duqeymo ka geysanayaa bartamaha iyo galbeedka Ukraine xilli uu sii wado...
Mas’uuliyiinta dalka Tanzania oo la daalaa-dhacaya daminta dab ka kacay buurta ugu dheer Afrika ee Kilimanjaro.
Axad: OCTOBER 23, 2022 Mas’uuliyiinta dalka Tanzania ayaa la daalaa-dhacaya daminta dab ka kacay buurta ugu dheer Afrika...
Dibadbaxyo looga soo horjeedo reer galbeedka oo Itoobiya ka dhacay
Axad: OCTOBER 23, 2022 Isu soo baxyo lagu taageerayo xukuumadda ayaa ka dhacay dalka Itoobiya, waxaana lagu cambaareeyay...
Ruushka oo duqaymo la beegsaday xarumaha tamarta ee Ukraine
Axad: OCTOBER 23, 2022 Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo bar...