Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo lagu tallaalay tallaalka corona oo la cusboonaysiiyay.
Arbaco: OCTOBER 26, 2022 79-jirkan ayaa ku booriyay malaayiin Mareykan ah oo aan helin tallaalka, kaas oo loo...
Dhallinyaro Falal amniga lidi ah ka waday Muqdisho oo lasoo Bandhigay
Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Ciidamada booliiska degmada Wadajir oo sameeyay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ayaa gacanta kusoo dhigay...
11 carruur indhooleyaal ah oo ku dhintay dab ka kacay iskuul ay dhiganayeen
Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Booliiska dalka Uganda ayaa baaraya sababta eentay dab ka kacay iskuul ay wax ku...
Xasan Sheekh iyo Ruto oo loogu baaqay inay caawiyaan barkacayaasha abaaraha
Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi ayaa sheegay in loo baahan...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag katirsanaa Daacish
Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Aadan...
Mareykanka oo sheegay in saraakiil katirsan Al-shabaab ay ku dileen duqeyn ka dhacday Hiiraan
Arbaco: OCTOBER 26, 2022 Taliska Mareykanka u qaabilsan howlgallada qaaradda Afrika ee (AFRICOM) ayaa war ka soo baxay...
Qoraaga Salman Rushdi oo beelay il iyo gacan kadib weerarkii toorida loo adeegsaday ee lagu qaaday xilli uu ku sugnaa New York
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Qoraaga lagu magacaabo Salman Rushdi ayaa beelay il iyo gacan kadib weerarkii toorida loo...
Siyaasi kasoo jeedo Brazil oo bambo gacmedyo ku tuuray saraakiil boolis ah oo tegay gurigiisa oo ku yaalla Rio de Janeiro si ay usoo xiraan siyaasiga.
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Waxaa la xiray siyaasi kasoo jeedo Brazil kadib uu bamboo gacmedyo ku tuuray saraakiil...
Gabadh da’yar oo ku nool dalka Malawi oo gubtay shahaadadeedii jaamacadda kadib shaqo la,aan Darteed
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Gabadh da’yar oo ku nool dalka Malawi ayaa lagala noqday shahaadadeedii waxbarasho kadib markii...
Dowladda federaalka oo soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacineyso guulihii 48 saac ee u dambeeyay laga gaaray dagaalka Al-Shabaab
Isniin: OCTOBER 24, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacineyso guulihii 48 saac ee...