Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Xaakim mar kale is hortaagay Tarxiilka Trump

Xaakim heer federaal ah oo ka shaqeeya gobolka Hawaii, ayaa si kumeelgaar ah u joojiyay mamnuucidda uu madaxweyne...
Muse HassanMar 16, 2017Mar 16, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisal Wasaare Khayre oo la kulmay Shaqaalaha Xafiiskiisa iyo Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska...
Muse HassanMar 16, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Turkiga oo Xarun lagu tababarayo Ciidanka Xooga dalka ka dhistay Jaziira iyo Sawiro

Dowlada Turkiga ayaa deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho ka wada dhismaha xarun casri ah oo loogu tala...
Muse HassanMar 16, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaal xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaysa

Waxaa xalay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab uu ka dhacay xaafada...
Muse HassanMar 16, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ingriiska Oo Ka Wada Hadlay Sidii Hirshabeelle Looga Caawin Lahaa Amaanka iyo Dhisida Kaabayaasha Dhaqaalaha

Muqdisho | Maarso 15, 2017 – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan kula qaatay Magaalada...
QOL EditorMar 15, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Olalaha lacag aruurinta Abaaraha ka taagan bariga afrika ee UK

Hay’adaha gargaarka ee saldhiggoodu yahay wadanka Ingiriiska ayaa maanta oo Arbaca waxay qabanayaan codsi wada jir ah mucaawino...
Muse HassanMar 15, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya ayaa Musaafurisay Ajnabi dalka sharci darro ku joogay iyo Sawiro.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa manta dalka ka masaafurisay labo nin oo Kenyan ah. Raggan Kenyanka ah...
Muse HassanMar 15, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo Villa Somaliya Jooga

Waxaa maanta magaalada Muqdisho booqasho aan horey loo sii ogeyn ku yimid Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson...
Muse HassanMar 15, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Markabkii lagu qafaashay xeebaha Soomaaliya madaxfurasho laga dalbaday

Koox hubeysan oo xeebaha Soomaaliya ka qafaashay markab sida shidaal Isniintii ayaa dalbaday madaxfurasho, sida uu shaaciyay hawlgalka...
Muse HassanMar 15, 2017
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaaraha Somalia oo kulan la qaatay Madaxda ugu sareysa AMISOM iyo Sawiro

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada Midowag Afrika ee...
Muse HassanMar 15, 2017
Read More
27712772277327742775