NUSOJ oo canbaareysay xarriga lagu riday wariye Coldoon
Muqdisho-Sabti April 8, 2017 – Ururka qaranka suxufiyiinta soomaaliyeed NUSOJ waxaa uu si kulul u canbaaraynayaa xukunka labada...
Roobab Lagu Diirsaday oo Da’ay.
April 8/ 2017 Warar Hordhaca oo aanu ka helnay meelo kala duwan, ayaa sheegaya in ay...
Xigmadu waxay ku jirtaa Qofka waalan!
April 8/20017 XIGMADU WAXAY KU JIRTAA QOFKA WAALAN! Aqristow waa qiso dhab ah oo dhexmartay aniga iyo nin...
Isku Day Larabo in Lagu Hor Istaago Waxqabadka Dowlada.
April 8, 2017 Isku Day Larabo in Lagu Hor Istaago Waxqabadka Dowlada. Horaa loo yiri “dha dhanshaa...
Kaftan Siyaasadeed dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Oday Raage askari
Kaftanka siyaaasadda.…………… Muqdisho | April 7, 2017 – Oday Raage iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa kaftamay, Oday Raage wuxuu...
Eng. Yarisow “Somali Government is committed to National Security and the fight against terrorism, corruption and Poverty.”
Mogadishu, 07 April 2017 – Somali Minister of Information Eng. Yarisow said the Federal Government of Somalia has...
DAAWO: Puntland oo heshiis dhisme daked cusub la saxiixatay shirkad laga leeyahay Imaaraadka Carabta
Anigu waan ka fikir duwanahay dadka aaminsan inaan maamul goboleed dhulkiisa horumarsan karin, waxaan taageersanahay in maamul waliba...
Golaha Wasiirada oo isbadal ku sameeyey hogaanka ciidanka Qalabka sida iyo Maamulka G. Banaadir
Muqdisho, Apriil 6.2017 – Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka oo qaabilay kuxigeenka Madaxa USAID
Muqdisho, Apriil 6.2017 – Ra’iisal Wasaare kuxigeenka xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan la qaatay kuxigeenka madaxa...
Farmaajo “Dalku wuxuu galay xaalad dagaal, shacabkana waxaan ugu baaqayaa in ay ciidanka garab istaagaan.”
Muqdisho, 6 Abriil, 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dalku galay...