DEG DEG: Madaxweynaha Rwanda oo goor dhow ka dagay dalka Jabuuti
Muqdisho | April 18, 2017–Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Jabaauti ka dagay wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dalka Rwanda...
Ra’iisul Wasaaraha Kheyre oo ku amaray ciidmada XOOGA iyo AMISOM in sidag deg deg ah ay u furaan wadooyinka xiran
Muqdisho | April 18, 2017– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Kulan gaar ah la yeeshay...
Taliyaha Saldhiga Qoryooleey Oo Beeniyay Hadal Dhawaan Laga Faafiyay
Muqdisho | April 18, 2017–Warbaahinta qaar ee ku yaalla dalka ayaa baahiyay in Ciidanka AMISOM ay xireen Taliyaha...
Maraykanka oo Tababar iyo Qalab Milateri siinaya Ciidanka Soomaaliya
Muqdisho | April 18, 2017–Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay iney Tababar iyo qalabayn u samaynayso Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya....
Dowladda Federaalka oo diyaarad gargaar sida u direysa Dhuusa Mareeb
Muqdisho | April 18, 2017–-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta u direysa magaalada Dhuusa Mareeb, diyaarad sida...
Madxweynah Kubbada Cagta Qarada Afrika Oo Goordhow Kaduulay Gagida Dayuuradah Adan Cade
Muqdisho | April 18, 2017–-Waxaa Magaalada Muqdisho laga soo sagootiyay Wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Xiriirka Kubbada Cagta ee...
DHAGAYSO:- Xarun muhiim u ah dhalinyarada Soomaaliyeed oo la sheegay in dib u dayactir lagusameendoono
Muqdisho | April 18, 2017– Xaflad Casho sharaf ahayd oo lagu soo dhaweynaayay Gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta qaaradda...
Wadahadalo U Furmaya Ahlusuna Iyo Galmudug
Muqdisho | April 18, 2017–Sida uu qorshuhu yahay waxaa Magaalada Muqdisho ka furmi doona Wadahadalo lagu heshiisiinaayo maamulada...
DAAWO SAWIRADA:- Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Booqday Wasaarada Dhawr ah
Muqdisho | April 18, 2017–Ra’iisal Wasaaraha ayaa mid mid u galay xafiisyada Wasaaraddaha Warfaafinta, Wasaaradda Kalluumeysiga, Wasaaradda Isgaarsiinta...
DAAWO: Abaarta dalka Soomaaliya ka dhacday oo isu keentay Dad, Duunyo & Duurjoog
https://www.youtube.com/watch?v=CXhMBDKMptk