Wafdi Uu horkacayo Madxweyne Farmaajo Oo Ku wajahan Baydhbo
Muqdisho | Abriil 23, 2017 –Ilo lagu kalsoon yahay ayaa idaacadda Q.O.L u xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
DAAWO: Kaftanka Sportiga Faaliyaha Qaranka 22 04 2017
https://www.youtube.com/watch?v=mDxOeyFhY1E&feature=youtu.be
Booqashadii Ra’iisul Wasaare Khayre ee Degmada Dayniile
Muqdisho, Abriil 22, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali KHayre ayaa booqasho ku tegay degmada...
Madaxweyne Cosoble:- “Marna Ma Aqbaleyno In Hirshabelle Cunaqabateyn La Saaro”
Jowhar | Abriil 22, 2017 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay...
Wasaarada Waxbarashada Soomaalia Oo Kajawaabtay Hadal Dhawaan Ka Sooyeeray Kooxada Al-Shabaab
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare C/raxmaan Dahir Cusmaan ayaa ka jawaabay hadal ka...
DHAGAYSO :-Gudoomiyaha Gobalak Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Isbadal Horleh In Uu La Imaan Doono
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu isbedel dhab ah ku samayn doono...
Galmudug iyo Ahlusuna oo maanta wada hadalo kaga bilaabday Muqdisho
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wada hadalada u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa maanta lagu wadaa inuu...
Hay ada WFP Oo Gargaar Bini aadanimo Soo Gaarsiisay Daowlada Somalia
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada adduunka ayaa sheegtay in deeq noocyo kala...
Dawladda Ingiriiska oo ciidamo usoo diraysa Soomaaliya
Muqdisho | Abriil 22, 2017 – Dowladda Uk ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan kuwa Milatariga dalkaasi oo...
Somali Women fight drought by fishing in the Sea as Famine, Cholera Loom
BANDAR BEYLA, Somalia | Abriil 21, 2017 – At dawn, a group of women extend their fishing nets over...