Puntland oo loo fadhiistay imtixaanadii shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexe
Boosaaso | QOL | May, 20, 2017 – Wasiir ku xigeenka wasaarad-da waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer ku tagey goobaha lagu qaadayo Imtixaanka Dugsiyada Sare.
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS oo ka qayb galay munaasabad lagu sogootinayay shaqaale ku wareegay Wasaarada Gargaarka.
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 – Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa ka...
DAAWO SAWIRAD:- Wasiirka dastuurka oo Nairobi kula kulmay beesha caalamka
Muqdisho | QOL | May 20, 201 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan...
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Muqdisho | QOL | May 20, 201– Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey...
Dowladda oo ku boorisay shacabka inay laamaha amniga kala shaqeeyaan sugida Ammaanka Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku...
Trump Oo Gaaray Sacuudiga
saudia | QOL | May 20, 2017 –—Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa gaaray caasimadda Riyaadh ee dalka...
Hir-Shabeelle “Xalkasto Waa Loo Raadinayaa Dagaalka Baladweyne”
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Maamulka Hir-shabeelle ayaa weli Wada qorsho uu ku joojinaayo dagaal beeleedyadii...
Agaasime Koofi oo la kulmay Safiirka Sweden
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Safiirka Soomaliya u fadhiya dalka Swedan Mikael Lindvall iyo Agaasimaha guud...
Mid Kamid Ah Wadamada Caalamka Oo Ciidamo U Soo Dirtay Somaaliya
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Ciidamo horeleh oo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Nabad ilaalinta...