Diyaaradda Turkish Airlines Oo Markale Ka Degi Weysay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii labaad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Jidadka Degmooyinka G. Banadir Qaarkood oo Weli Xiran.
May 27/2017 Jidadka Degmooyinka G. Banadir Qaarkood oo Weli Xiran. Horaa looyiri “war helaaba tala hela” Waxaan horey...
Bisha Ramadaan Oo Sanadkaan Ku Soo Aaday Iyadoo 6.7 Malyan Oo Soomaali Ah Ay Baahanyihiin
Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire...
Soomaliland Oo Sheegtay In Imaaraadka Ay Weeraro Ka Qaadi Karaan Saldhiga Cusub Ee Berbera
Haragayso | QOL | May 27, 2017——Sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa shalay oo Jimco aheyd sheegay...
Dhagayso ;-Dad Xoola Dhaqato Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Mudug
Mudug | QOL | May 27, 2017——Maleshiyaad hubeysan ayaa deegaan ka tirsan gobolka mudug waxa ay ku dileen Sadax qof...
Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle Iyo Beeraleyda Balcad Oo Heshiis Kala Saxiixday
Balacad | QOL | May 27, 2017——Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka...
Putlaand Oo Maanta Xukun Riday
BOOSAASO | QOL | May 27, 2017Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa xukun dil ah ku riday 5 nin oo dhawaan...
DAAWO SAWIRADA :-Wasiir Maaliyada oo kormeer ku tagay Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska
Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeer ku tagay...
Maareeyaha Hay’adda Saadaasha hawada ooMaanata gaaray Dalka Talyaaniga
Muqdisho | QOL | May 27, 2017 Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Somaliyed (SCAMA) iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Amaanka Deegaanada Uu ka Arimyo Maamulka Putland Oo La Xaqiijiyey
BOOSAASO | QOL | May 27, 2017 –Maamulka Puntland ayaa sheegay in la adkeeyay amaanka guud ee degaanada Puntland....